Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
WARARKA SBS SOMALI, 23 MAY.
23/05/2024 Duración: 07minWararka Laanta Afka Soomaaliga ee SBS (Australia). Khamiis 23 May.
-
Saamaynta geerida madaxweynaha Iiraan ee heer deegaan iyo mid caalam.
22/05/2024 Duración: 10minDareenka laga kala bixiyey geeridii madaxweynaha Iiraan iyo saamayntiisa heer gobal iyo heer caalami.
-
Hay'ada SODMA oo ka digtay duufaano kusoo wajahan Soomaaliya.
22/05/2024 Duración: 05minHay'adda Maaraynta Musiibooyinka ee Soomaaliya oo ka digtay duufaan culus oo kusoo wajahan degaanada xeebaha.
-
-
C/raxman Sahal, oo ka faaloonaya natiijada Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka.
21/05/2024 Duración: 14minIdaacada SBS, Laanta Afsoomaaliga (Australia) ayaa waraysi kala yeelatay saxafi, qoraa C/raxmaan Sahal Yusuf arimaha shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee dhawaan Muqdisho ka dhacay.
-
-
Madaxweyihii Iiraan oo la xaqiijiyey dhimashadiisa.
20/05/2024 Duración: 02minIran's President, Ebrahim Raisi, has died in a helicopter crash.
-
Wararka SBS Somali, 17 May.
17/05/2024 Duración: 09minGolaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida ciidamada Qaramada Midoobay ee ka hawlgala Ciraaq.
-
Golaha Amaan ee QM oo ka dooday soo afjarida Ergada QM ee Ciraaq.
17/05/2024 Duración: 05minGolaha Amaanka ayaa ka dooday soo afjarida Ergada Qaramada Midoobay ee Ciraaq ka hawl gasha.
-
fahanka-sharciyada-xidhida-kuraasta-caruurta-ee-baabuurka
16/05/2024 Duración: 11minDhamaan waalidiintu waxay doonayaan inay hubiyaan in caruurtoodu si amaan ah ugu safraan gaariga. Qaybtan waxaan ku eegaynaa sharuucda iyo nidaamka suumanka caruurta loo xiro marka ay gaariga saaran yihiin si loo hubiyo inay helaan fursada ugu fiican ee ay ku badbaadi karaan haddii ay shil galaan.
-
Hamdi Ali & Muhuba Qaymaa & saamaynta baraha bulshada ee da'a-yarta
15/05/2024 Duración: 16minMuhubo Suleymaan (Muhubo Qaymaa) iyo Hamdi Ali, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS waxa ay ka waraysatay da'a-yarta isticmaalkooda baraha bulshada iyo saamaynta uu ku leeyahay nolashooda, haday noqoto mid wax barasho, dhanka caafimaadka maskaxda iyo dhanka xidhiidhka ay waalidka la leeyihiin.
-
DR M Abbaas oo miisaaniyada Australia 2024-2025 ka faaloonaya.
15/05/2024 Duración: 14minDr Maxamed Cabaas, ayaa Laanta Afsoomaaliga ee SBS uga waramay miisaaniyada Australia 2024-2025.
-
Shirka wadatashiga qaranka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay.
15/05/2024 Duración: 06minShirka wadatashiga qaranka Soomaaliya ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho ka furmay. Shirkan ayaa waxaa isugu yimid madaxda federaalka Madaxweyne Xassan Sh Maxamuud, Ra'iisul Wasaare Xamza C Barre, R/wasaare ku xigeen Saalax Axmed Jaamac iyo madaxweynayaasha maamulada kala ah Jubbaland, Garmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeele iyo maamulka gobalka Banaadir. Shirkan ayaa waxaa ka maqan madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni. shirkana ayaan la shaacin mudada uu soconayo.
-
Dooda dadka cusub ee Australia yimaada oo soo laabatay.
14/05/2024 Duración: 11minDooda ku saabsan dadka Australia ay dib-udajinta u samayso, kuwa shaqada u yimaada iyo ardada wax-barashada usoo doonta iyo saamaynta bulsho, dhaqaale iyo tan siyaasadeed ee ay yeeshaan oo dib usoo laabatay.
-
-
Isse Dholawaa iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM
10/05/2024 Duración: 12minIsse Dholawaa oo ka waramay go'aanka Dawladda Federalka Soomaliya ay xafiiska UNSOM shaqada uga joojinayso.
-
Mohamed Ibrahim iyo shaqo ka joojinta xafiiska UNSOM
10/05/2024 Duración: 06minMohamed Ibrahim oo aan ka waraysanay go'aanka Dawladda Federalka Soomaaliya ay ku joojinayso shaqada UNSOM
-
-
-