Sinopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodios
-
-
Todobaadka Xoriyadda Soomaaliya 26 June-1 July
26/06/2024 Duración: 08minWaraysi: Abdullahi Daahir iyo xoriyada Soomaaliya.
-
-
-
-
Wararka SBS Somali 19 June
19/06/2024 Duración: 11minSoomaalida dhawaan soo galay Australia, ma ku noqon doonaan dalkii? Cabdullahi oo ah nin dhalinayaro ah dhawaana yimid Australia ayaan waydiiyay su'aashaas.
-
Cabdullahi wuxuu dhawaan qaxooti ku yimid Australia
19/06/2024 Duración: 09minIyadoo caalamka laga xusayo maalinta qaxootiga aduunka 20 June, waxaan waraysi ku saabsan qaxootinimada la yeeshay Cabdullahi oo ah nin dhalin yaro oo dhawaan qaxootinimo ku yimid Australia.
-
30 sano kadib ayaa dibudejin la siiyay Ahmednoor, sidee ayuu u arkaa nolosha cusub?
18/06/2024 Duración: 13minAhmednoor wuxuu 30 sano ku jiray xeryaha qaxootiga Kenya, haddana waxaa dibudejin laga siiyay dalka Holland. Wuxuu ka waramayaa noloshii xeryaha iyo tan cusub ee Holland.
-
-
-
Farshaxanka dadka Indijinooska ah: xiriirka dhulka iyo daaqad laga arko taariiqda
18/06/2024 Duración: 09minIyaga oo qaatay dhaqanka afka la isugu gudbiyo ayay shacabka Aboriginalka iyo Torrest Strait islanderka waxay farshaxanka u isticmaalaan inuu noqdo aalad lagu gudbiyo sheekooyinka, dhaqanka, diinta iyo cilmiga lagama maarmaanka u ah dhulkooda.
-
-
-
-
Dhibaatada ka dhalan karta lacagaha Africa loo diro
12/06/2024 Duración: 14minLacagaha dalkii loo diro ma waxay dhalin karaan mashaqaystanimo?
-
-
Tarxiilida dadka danbiyada gala oo la fududeeyay
12/06/2024 Duración: 08minWaxaa la fududeeyay tarxiilida dadka danbiyada waaweyn ka gala dalkan Australia.
-
Sidee xaquuqdayda diimed loogu difaacayaa goobaha shaqada?
11/06/2024 Duración: 11minAustralia waxay qayb ka tahay Heshiisyada Caalamiga ah ee Xaquuquha Madaniga iyo Siyaasada, oo difaac balaaran siinaya xoriyadda diinta. Hase yeeshee sharuiucaha gaarka ah ee difaacaya xaquuqahaas ayay ku kala duwan yihiin dawladaha dalku.
-
-