Sbs Somali - Sbs Afomali

  • Autor: Vários
  • Narrador: Vários
  • Editor: Podcast
  • Duración: 128:36:54
  • Mas informaciones

Informações:

Sinopsis

Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.

Episodios

  • SBS News Somali: Tuesday, 14 October 2025

    14/10/2025 Duración: 06min

    Kumannaan qof Qaza kusoo dhoweeyey maxaabiistii falastiin ee Israel kasii deysey xabsiyada. Xoghaya qaramanda midoobey oo ku boorriyey dhinacyada ay khusaysaa inay fursaddan uu isticmaalaan soo af-meeridda dagaalka, ballanqaadyadoodiina ay ka dhabeeyaan.

  • SBS News Somali: Monday, 13 Oct 2025

    13/10/2025 Duración: 05min

    Senetor Lidia Thorpe oo sheegtay inay gubi lahayd aqalka baarlamaanka si ay ugu dagaallanto caddaaladda falastiiniyiinta. Donald Trump oo u socdaalay bariga dhexe si uga qayb galo xuska saxeexa nabadda bariga dhexe.

  • SBS Somali Full Friday Program - Barnaamijkii oo dhammaystiran: 10 Octobers 2025

    12/10/2025 Duración: 53min

    Barnaamijkii Jimcaha - 10 October oo dhammaystiran.

  • Wararka SBS Somali 10 October, 2025

    10/10/2025 Duración: 14min

    Wararka SBS Somali 10 October.

  • Wararka SBS Somali 9 October, 2025

    09/10/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 9 Oct.

  • Wararka SBS Somali 8 October, 2025

    08/10/2025 Duración: 10min

    Wararka SBS Somali 8 October 2025

  • Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

    08/10/2025 Duración: 13min

    Sagootin loo sameeyay Amina Diria oo shaqada ka fariisatay 28 sano kadib

  • Wararka SBS Somali 7 October 2025

    07/10/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 7 Oct.

  • Wararka Soomaaliya 3 October 2025

    03/10/2025 Duración: 09min

    Wararka Soomaaliya 3 oct

  • Wararka SBS Somali 2 October

    02/10/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 2 October

  • Qorshaha Donald Trump ee lagu soo afjarayo dagaalka Gaza

    01/10/2025 Duración: 08min

    Dalal badan ayaa soo dhaweeyay qorshaha Donald Trump ee la doonay in colaadda Gaza lagu soo afjaro.

  • Wararka SBS Somali 1 Oct 2025

    01/10/2025 Duración: 09min

    Wararka SBS Somali 1 October, 2025

  • Wararka SBS Somali 30 September

    30/09/2025 Duración: 04min

    Wararka SBS Somali 30 September.

  • SBS Somali Full Program 26 September

    30/09/2025 Duración: 51min

    SBS Somali Full Program 26 September 2025

  • Sidee magaca loo badalaa Australia?

    30/09/2025 Duración: 10min

    Inaad doorato inaad magaacaga si shariyan ah u badasho waa go’aan wayn oo qofku noloshiisa qaato, waana mid ka turjumaysa daruufaha shaqsiyeed ee qofku marayo.

  • Wararka SBS Somali 26 September 2025

    26/09/2025 Duración: 05min

    Wararka SBS Somali 26 September

  • Wararka Soomaaliya 24 September

    24/09/2025 Duración: 12min

    Wararkii Soomaaliya 24 September 2025

  • Saamaynta aqoonsiga Falastiin: Mohamed Hassan Dable

    24/09/2025 Duración: 10min

    Mohamed Hassan Dable: Saamaynta aqoonsiga Falastiin.

  • Wararka SBS Somali 24 September

    24/09/2025 Duración: 09min

    Wararka SBS Somali 24 Sep

  • Australia oo aqoonsatay Falastiin

    23/09/2025 Duración: 10min

    Australia ayaa ku biirtay dalal ka badan 150 oo si rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. Talaabadan ayaa waxaa canbaareeyay Isreal iyo Maraykanka.

página 1 de 34