Sinopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodios
-
Wararka maanta iyo Sweden
24/01/2025 Duración: 02min4 qof oo loo qabtay dambiga lacag dhaqidda. Shil shaqo oo ka dhacay Volvo. Xukunka wiilkii lagu helay dambi dil oo la adkeeyey.
-
Wararka maanta iyo Sweden
23/01/2025 Duración: 02minBoostada oo daroogo badan laga helo. Rugo caafimaad oo cillado loo xiray. Kafeega oo qiimihii ugu sareeyey 50 sano gaaray.
-
Wararka maanta iyo Sweden
22/01/2025 Duración: 02minAfar qof ayooaa lagu xukumay xabsi daa'in kadib laba toogasho oo la gaystay. Shirkadda warbaahinta Schibsted oo dhimaysa shaqaale. Masraxa Kungliga Operan oo la dayactirayo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
21/01/2025 Duración: 02minLabo qarax oo dhacay xalay. Magacyada ugu caansan ee carruurta loogu bixiyey sannadkii hore. Nin ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu toogtay deriskiisa.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/01/2025 Duración: 03minMuwaadin Iswiidhish ah oo looga shakisan yahay dambi argagixiso. Degmada Botkyrka oo aan dooneyn inay dib u bixiso deeqda dowladda. Iswiidhishka oo dayaca erayada sirta internetka.
-
Wararka maanta iyo Sweden
17/01/2025 Duración: 02minQiimaha cuntada ayaanan sidii hore u kordhaynin, sahanka qiimaha sannadlaha ah oo uu sameeyay ururrka hawlgabka qaranka-PRO ayaa sidaa muujinaya. Tan iyo bilawgii sanadkan, ayaa la mamnuucay in la isticmaalo maadada nadaafadda loo isticmaalo haddi ay dhuunta tubada ee biyuhu maraan xiranto. Tirada ashkatooyinka ku saabsan xadgudubyada ee iskuullada ku yaalla magaalada Malmö ayaa aad kor ugu kacday.
-
Wararka maanta iyo Sweden
16/01/2025 Duración: 02minBooqashada madxafyada dalka oo kor u kacday sannadkii hore. Sannadkii hore ayuu adeegga kastamku joojiyay qashinka khatarta ah ama haraaga wasakhda ee loodhoofiyo waddammo ka baxsan qaaradda Yurub. In ay tareennadu wakhtiga ilaaliyaan ama ku yimaadeen Iswiidhen ee sannadkii hore ayaa ahayd tii ugu xumayd tan iyo sannadkii 2010.
-
Wararka maanta iyo Sweden
15/01/2025 Duración: 02minSicir bararka dalka Iswiidhan ee bishii Disembar ayaa ahaa 1.5 boqolkiiba. Waxaa maanta bilowday maxkamadeynta Salwan Momika iyo Salwan Najem oo lagu eedeeyay in ay kicinayeen dad gaar ah. Waalidiinta Iswiidhishka ayaa wakhti ka yar ku bixiyay daryeelka la joogitaanka carruurtooda xanuunsan ama waxaa afka Iswiidhishka loogu yeero vab sanadkii hore marka loo eego 2023.
-
Wararka maanta iyo Sweden
14/01/2025 Duración: 01minUrurka Bris ayaa wadar ahaan ey soo gaareen xiriiro dhan 3,310 intii lagu guda jiray fasaxii kirismaska. Nin ka shaqeynayay daryeelka wayeelka ee magaalada Uppsala ayaa lagu xukumay sideed sannadood oo xarig ah. Sannadkii hore, ku dhawaad 117,000 oo bisadood ayaa ka diiwaan gashanaa diiwaanka bisadaha ee wakaaladda beeraha Iswiidhen.
-
Wararka maanta iyo Sweden
13/01/2025 Duración: 01minBooliska Sweden ayaa helay warbixin ka dhan ah askari Israaiili ah oo booqasho ku joogay dalka Sweden. Waxaa jiray ku dhawaad 600,000 oo booqashooyin shaneemo ah oo kayar sannadkii 2024 marka loo eego sanadkii ka sii horeyay. Ugaarsiga sharciyeesan ee yeeyda ee sanadkan ayaa hadda laga joojiyay dhammaan shanta degmo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
10/01/2025 Duración: 02minIvo oo xirtay kilinig gudniinka ee ku yaal Göteborg . Dhaqaalaha iswiidhen oo si lama filaana u kobcay. Dacwad lagu soo oogay nin ku eedeysan inuu dilay qodaxle.
-
Wararka maanta iyo Sweden
09/01/2025 Duración: 02minGabdhaha da'da yar oo jirkooda ka ganacsada, si ey qaamo isaga bixiyaan. Cayilka Iswiidhishka oo walaac ku haya ciidammada qalabka sida Labadi gaari mid baan fareejo la bixin.
-
Wararka maanta iyo Sweden
08/01/2025 Duración: 02minShirkadda Northvolt oo sii shaqeeyn doonta. Dambiile la qorsheenayey in lagu dili maxkamadda. Maamullada SFI iyo tababbarada xirfadaha oo la isku dareyo.
-
Wararka maanta iyo Sweden
07/01/2025 Duración: 02minDuufaan ka jirta Galbeedka Sweden Dacwad ku saabsan dilka shandadda Ganaax sanduuqii gaboobay ee tubaakada
-
Wararka maanta iyo Sweden
03/01/2025 Duración: 02minWaxaa maanta wali sii socda dhibaatooyinka ka jira isu socodka ee tareennada mara degmeda Laxå. Sagaal ka mid ah tobankii dhakhtar ee dibadda wax ku soo bartay ayaa ku dhacay imtixaanka lagu helo shatiga dhaktarnimada iswiidhen ee la qaaday bishii nofeembar. 14 qof oo kala bar ka mid ahi ay caruur ahaayeen, ayaa loo qaaday cisbitaalka ka dib markii ay ku sumoobeen maadada carbon monoxide oo ka soo baxday foorno lagu sameeynayay pizza.
-
Wararka maanta iyo Sweden
02/01/2025 Duración: 02minRa'iisul wasaare ku xigeenka Ebba Busch ayaa tirtirtay qoraal ay soo dhigtay barta Instagram-ka halkaas oo ay ku qortay in dhibbanaha dambiga loo geeystay uu hadda u marag furi karo si qarsoodi ah. Tirada diiwaan gelinta cusb ee gawaarida rakaabka ee sannadkii 2024 ayaa ku dhamaatay heerkii ugu hooseeyay muddo toban sano ah. Tareennada u kala goosha magaalooyinka Stockholm iyo Göteborg ayaa saaka bilaabmay in ay shaqo galaan.
-
Wararka maanta iyo Sweden
30/12/2024 Duración: 03minIdaacada Iswiidhan boqol jirsatay, barnaamijkii ugu horeeyey ee baxana waxaa la sii daayey 1dii Jannaayo sannadkii 1925. Buundada dhexmarta Iswiidhen iyo Denmark ee Öresund oo rikoor cusub qortay ka dib markii dadka iskaga kala goosha labada waddan ay xad dhaafeen. Sannadka cusub ayaa la filayaa in cimiladu noqoto mid wadata dabayllo qaybo badan oo ka mid ah waqooyiga gobolka Norrland.
-
Wararka maanta iyo Sweden
27/12/2024 Duración: 02minSannadkan sii dhamaanaya ee 2024-ta ayaa 42 qof kugeeriyooday goobaha shaqada sida lagu sheegay warbixin la soo saaray. Kadib markii sharciyo dhowr ah la bedelay, dalka Iswiidhan dad badan oo dambiyo lagu soo oogay, ayaa dalka laga saara marka ay dhameystaan xukunkooda. Xilliga dayrta, lacagaha la siiyo hay'adaha samafalka ee Iswiidhishka ayaa kordhay.
-
Maanta iyo wararka radio Sweden
23/12/2024 Duración: 02minWiil 14-sano jir ah ayaa looga shakisan yahay inuu ka dambeeyay qarax xalay ka dhacay xaafada Rosengård ee Malmö. Tirada qoysaska qaata kaalmada kirada guryaha ayaa hoos u dhacday 21% sida ay sheegtay qasnada caymiska ee Försäkringskassan. Xisbiga Kristdemokraterna ayaa badalay go'aankoodii hore ee la xirriiray buundada baramoosida ee dugsiyada hoose ee lagu dhaco.
-
Wararka maanta iyo Sweden
20/12/2024 Duración: 02minNin 20-meeyo jir ah ayaa fiidnimadii khamiista lagu toogtay garaash ku yaala magaalada Norrköping. Baarayaasha xukuumadda ayaa soo jeediyeen, in dukaamada raashinka iyo farmashiyeyaasha ay ku qasbanaadaan inay qaataan lacagaha caddaanka ah. Shan walaalo ah oo lagu xukumay khiyaamo ku sabsan lacagha lagu qaato caawinaadaha daryeelka.